Wacaal Darey ah: Wasiirka waxbarashada Puntland oo ka jawaabay hadalkii Goodax Barre (daawo)

Wacaal Darey ah: Wasiirka waxbarashada Puntland oo ka jawaabay hadalkii Goodax Barre (daawo)

Wasiirka wasaarada waxbarashada Puntland Cabdilaahi Maxamed Xasan oo maanta Warbaahinta  kula hadlay  magaalada Garoowe ayaa ka jawaabay hadalkii ka soo yeeray wasiirka waxbarashada DFS.

Waxa uu sheegay in dowladdu ay baal martay heshiisyo ay kala saxiixdeen.

Daawo.

Wasiirka Waxbarashadda Puntland

Posted by Radio Daljir on Sunday, January 26, 2020

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com