Wacaal Darey ah: Sharciyaqaan Muuse Cali Jaamac oo maxakamad la soo taagay

Wacaal Darey ah: Sharciyaqaan Muuse Cali Jaamac oo maxakamad la soo taagay

Maxakamada darajada 1aad ee gobolka bari ayaa maanta waxaa la soo taagay sharciyaqaan Muuse Cali Jaamac oo habeen ka hor lagu xiray magaalada Bosaaso.

Muuse Cali Jaamac ayaa waxaa lagu soo eedeeyay in uu aflagaado u geestay garsoorka Puntland, xilli uu akhrinayey bayaan ay soo saareen qaar kamid ah Nabadoonada gobolka Bari.

waxa uu maxkamada ka hor sheegay in hadalka maxkamada ay ka cabanayaso ee lagu soo eedeeyay uusan keligiis ku ahayn.

Qareenka Muuse Cali Jaamac ayaa maxkamada ka codsaday in xoriyadiisa loo soo celiyo Muuse Cali balse maxkamaddu waa ay diidday codsigaas.

Xasan Heykal

Daljir Bosaaso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com