Wacaal darey ah: Madaxweyne Deni oo joojiyay lacagihii Curaarta ahaa ee la siinjiray hay,adaha dowladda

Wacaal darey ah: Madaxweyne Deni oo joojiyay lacagihii Curaarta ahaa ee la siinjiray hay,adaha dowladda

War qoraal ah oo ka soo baxay  xafiiska madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu joojiyay gabi ahaan lacagihii curaarta ahaa iyo khidmadihii lasiin jiray hay’adaha madaxabanaan ee dowladda Puntland.

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com