Wacaal Daray ah: Isimada Puntland oo la wareegay hannaanka maamul ee doorashada Puntland (dhegayso)

Wacaal Daray ah: Isimada Puntland oo la wareegay hannaanka maamul ee doorashada Puntland (dhegayso)

Isimada dowladda Puntland  oo maanta Garoowe shir jaraaid ku qabtay aayaa waxa ay sheegeen in gabi ahaanba ay lawareegen  hanaanka  maamul ee doorashada Puntland 2019 .

Isimada ayaa sheegay in ay la kulmeen dowladda Puntland iyo Musharaxiinta ,ayna kala hadleen arimaha doorashada Puntland ku soo wajahan .

Musharaxiinta utaagan doorashada ayaa maalmihii udambeeyay tabasho ka muujinayay xukuumada talada haatan haysa, iyagoona shaki galiyay kal soonida lagu qabi karo Guddigii uu magacaabay Madaxweynha Puntland C/Wali Gaas .

Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo ah Afhayeenka Isimada Puntland ayaa Radio Daljir u sheegay in Isimada ay iska soo xuleen guddi gaar ah oo doorashada la socon doona inta  laga dooranayo madaxweynaha cusub.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com