Wacaal Darey ah: Ciidamo ka wada tirsan maamulka Soomaaliland oo Hargaisa isku rasaaseeyay

Ciidamo ka wada tirsan maamulka Soomaaliland ayaa maanta isku rasaaseeyay xaafada Maxamed Mooge ee magaalada Hargaisa.

Israsaaseenta ayaa timid kadib markii labo kamid aha ciidamada ay isku qabsadeen bogacad ku taalay xaafada Maxamed Mooge ee magaalada Hargausa, waxaan goobta ku geeriyooday mid kamid ah askartaasi.

waa markii ugu horaysay magaalada Hargaisa ay isku rasaaseeyaan ciidamo kawada tirsan mamaulka Soomalailand ee Soomaalidiidka ah tan iyo marii uu bilowday kacdoonka looga soo horjeedo xukunka Muuse Biixi.

Lasoco waxii ku soo kordha warkan.

Diiwaanka warka radio Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com