Wacaal darey ah : Aqlka Sare oo joojiyay wada shaqayntii ka dhexaysay Baarlamaanka

HomeWararka

Wacaal darey ah : Aqlka Sare oo joojiyay wada shaqayntii ka dhexaysay Baarlamaanka

Qoraal goor dhawayd ka soo baxay xafiiska Gudomiyaha Aqalka sare ee Somaaliya Cabdi Xaashi ayaa waxaa lgu sheegay in xiriirki wada shaqeynta ee ka dhe

Puntland oo si kulul uga hadashay howlgalkii ka dhacay Warshada kabida Gaalkacyo
Guddoomiyaha Baardheere oo digniin u diray kenya (Daawo)
Madaxweyne Farmaajo oo Sucuudiga ka Diidey $80 Million oo Xiriirjar Qadar

Qoraal goor dhawayd ka soo baxay xafiiska Gudomiyaha Aqalka sare ee Somaaliya Cabdi Xaashi ayaa waxaa lgu sheegay in xiriirki wada shaqeynta ee ka dhexaysay Aqalka sare iyo Baarlamaanka halkaasi lagu joojiyay

 

Arinta ayaa waxaa loo sababeeyay ,kadib markii Aqalka sare ay ka waayeen Baarlamaanka sharciyo dhowr ah oo ay ka sugayeen mudo dheer in ay u soo gudbiyaan .

Sharciyada laga sugayay Baarlamaanka ayaa waxaa ka mid ahaa :

1-Hareer marida habraaca dastuurka ee meelmarinta sharciga xisaab xirka.
2-Xiriirka dibada ee baarlamaanka federalka,
3-Kala dhowrista xilalka gaar ahaaneed ee labada gole iyo qoddobo kale.

 

Qoraalkan ayaa waxaa lagu war galiyay Madaxweynaha dowladda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo.

Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: