Wacaal Darey ah: Al-shabaab oo la wareegay deegaanka Gacan-Maroodi ee gobolka Sanaag

Wacaal Darey ah: Al-shabaab oo la wareegay deegaanka Gacan-Maroodi ee gobolka Sanaag

Wararka uu Radio Daljir ka helayo gobolka Sanaag ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay maanta la wareegeen deegaanka hoostagay Dur-Duri oo Bosaaso qiyaastii ujirta 100 kmtr.

deegaankan ayaa ah deegaanka istaraatiiji u ah isku socodka gaadiidka iyo dadka ee gobolka Sanaag.

dadka deegaanka ayaa cabsi xoogan ka muujiyay soogalitaanka kooxda Al-shabaab ee deegaanka oo aan la’ogayn qaabkii ay ugu suutagashay.

Al-shabaab ayaa si nabad ah kula wareegay deegaanka,mana jirto wax iska caabin ah oo ay lakulmeen.

Jimcihii aynu soo dhaafnay ayay ahayd markii kooxda Al-shabaab weerar ay kusoo qaadeen Saldhig Ciidanka Puntland ay ku lahaayeen degaanka Af-Urur ee gobolka Bari, waxaana dagaalkaasi ciidamada Puntland sida uu sheegay wasiirka amniga kaga dhintay labo askari halka Al-shabaabna ay kaga dileen shan kamid ah ragii weerarka soo qaaday.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • NuurkaNederland 4 years ago

    Nuurka.
    Political Analyst.
    Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA…
    .*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*………

    ISWEYDII HORTA WAA MAXAY ALSHABAB,ISIS?
    ALSHABAB WAA MARAYKAN.
    MARAYKANA WAA ALSHABAB.
    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    HADAD MAQASHO ISIS,ALQACIDA,ALSHABAB,ALNUSRA,BOKO,YBG.iwm DHAMAANTOODBA WAA KOOXO KA AMAR QAATA {CIA,MI6,MOSSAD}.
    WAXAANA LOOSAMAYSTAY CEEBAYNTA DIINTA ISLAAMKA SI TIRADA  ISLAAMKA AH EE KOR USOCDA LOOGAGA HOR TAGO,25% ISLAAMKU WAA DIINTA KALIYA EE KOR U SOCOTA KUSOO BIIRISTEEDA DADKU AY KUSOO BIIRAYAAN,OK,& IN DUNIDA MUDLIMKA LAGU BURBURIYO.
    WAX ARGAGAXISO LADHAHAANA MA JIRAAN.
    CAI,MI6,MOSSAD WAXAANU AFBUUXA KU DHAHAYNAA:”AFARTA WIIL EE AAD QARAXYADA & AK47 UDHIIBTEEN EE GAFUURADA DUUBAN KU AMRA INAY CIIDAMADA QARANKA EE DFS KKUSOO BIIRAAN…HADII KALE WAXAAD AWALBA AHAYDEEN CADOWGA KOOWAAD EE UMADDA & QARANIMADA SOMALIYA.
    Fiiro Gaara:-
    ARGAGAXISADA OO DHAN WAXAY HOOS TAGTAA WASHINGTON DC & TEL AVIV.100% sure.
    TUSAALE FUDUD:
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISRAEL DID 9/11 PROOF. & INSIDE JOB.
    ISIS LEADER ABUBAKR ALBAGHDADI ex-Name{ELLIOTTE SHIMON}HE WAS MOSSAD AGENT & ISRAELIAN CITIZEN.
    TRUMP SAY:OBAMA He is the Founded of ISIS CO-Founder HELLERY CLINGTON.true story 2016.
    ISIS THEY HAVE NEVER ATTACK’s ISRAEL!!!!!! WHY NOT?…HOME WORK UQAATA.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com