Site icon Radio Daljir

Wacaal darey ah: Qarax Ismiidaamin oo ka dhacay Garoowe

Wararaka deg deg ah ee ka imaanaya Caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa sheegaya in gordhow qarax ismidaamin ah uu ka dhacay Afaafka hore ee saldhiga Bartamaha Garoowe.

Qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa isku midaamiyeey Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xirsi iyo Taliyihii hore qaybta booliska gobolka Nugaal Faarax Galangooli,waxaana dhawaac uu soo gaaray labadaas sarkaal oo haatan dhaawacooda la geyeey Cisbitaalka weyn.

Faahfaahinta dib kalasoco.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

Exit mobile version