Wacaal Daray ah: Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii madaxda qaranka ee Muqdisho

Wacaal Daray ah: Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii madaxda qaranka ee Muqdisho

Waxaa goor dhowayd lasoo gabagabeeyey shirkii wadatashiga qaran ee ka socday magaalada Muqdisho, kaasi oo ay lahaayeen madaxda dowladda faderaalka ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada.

Shirka oo qaatay muddo sideed cisho ah ayaa waxaa ka qaybgalay madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Raysal wasaaraha, madaxawaynayaasha Puntland, Galmudug, Hirshabelle ,Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir.

Shirka oo ay kasoo baxeen dhowr qodob ayaa waxaa saxaafadda u akhriyay wasiirka arimaha gudaha Cabdifaarax Juxa, sidoo kalena madaxwaynayaasha ayaa madasha kasoo jeediyay khudbado kale duwan.


FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com