Site icon Radio Daljir

Wacaal daray ah: Turkiga oo soo bandhigay Muqaal Meydka Kashoggi oo la jarjarayo

Warbaahinta dalka turkiga ayaa soo bandhigtay muqaal muujinaya Wariyihii lagu dhex dilay qunsuliyadda sucuudiga uu kuleeyahay istaanbuul oo la jarjaryo ayna jarjarayaan saraakishii loo haystay dilki jamaal.

muqaalka ayaa muujinaya hilbaha jamaal oo cad cad loo jarjarayo deedna lagu ridayo kartoon weyn oo agyaal miiska lagu jarjarayo jirka jamaal khashoggi.

Hoos kadaawo Warbixin an ka diyaarinay

Exit mobile version