Wacaal Daray ah: Taliyihii Maxkamadda Darajadda Kowaad ee Boosaaso oo la Dhaawacay

Wacaal Daray ah: Taliyihii Maxkamadda Darajadda Kowaad ee Boosaaso oo la Dhaawacay

Wararka ka imaanaya Magaaladda Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland ee Boosaaso ayaa sheegaya in kooxo hubaysan ay ku dhawaceen Magaaladda Taliyaha Ciidanka Maxkamadda Darajadda Kowaad ee Gobalka Bari Maxamed Cali saleeban.

Dhaawaca Maxamed Cali ayaa loo qaaday Cisbitaalka ,iyado iminka la sheegay in la dabiibayo dhaawiciisa,waxaana wararka qaar sheegayaan in dhawaac culus uu soo gaaray.

Kooxo ku hubaysan Baastoolado ayaa ku dhaawacay Taliyaha Maxkamadda Darajadda Kowaad meel an ka foogayn sida Daljir u sheegeen dad goobjogayaal ah.

Laamaha amaanka Bosaaso ayaa wadda Baritaan iyo Howlgal Culus kadib dhaawaca Caawa loogu geeystay Taliayaha Magaaladda Boosaaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Sideeba magaalada bosaso intaas wax baa lagu dhawacayaa ama ba lagu dilaayaa kolba waxaa ka dameeya waa kooxaha nabadiidka ah laakiin madex maamulka magaalada bosaso waa iney istaaf xoogan kaxrysan oo waliba ku qalabeysan jaadah a xabadda celiya iyo koofiyada xabadda celiya ee police

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com