Site icon Radio Daljir

Wacaal daray ah: Taliyihii Ciidanka Xero inji oo Gaalkacyo lagu dilay

Wararka nagasoo gaaraya Magaaladda Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug ayaa sheegaya in gordhawyd lagu dilay Magaaladda Taliyihii Ciidanka Xeerada Inji Maxamed Yuusuf Qaaley

Nin ku hubaysan AK47 ayaa la sheegay marxuumka inuu rasaas ku furay kadibna goobta uu dilka kadhacay uu ka baxsaday sida Radio daljir u shegeen dad goobjoogayaal ah.

Wariyaasha Daljir Gaalkacyo ayaa ku mashquulsan xog dheraad ah oo ku saabsan dilka Taliyahaas.

Wixii kuso kordha Radiodaljir.com kalsoco

Exit mobile version