Wacaal daray ah: Qarax ka dhacay Geerash ku yaala degmada Qardho

Wacaal daray ah: Qarax ka dhacay Geerash ku yaala degmada Qardho

Sida uu ku so waramayo wariyaha Daljir ee magaalada Qardho  Maxamuu Faantastig” waxaa maanta qarax xoogan oo jugtiisa intabadan laga maqlay xaafadaha magaalada Qardho uu ka dhacay geerasha lgu farsameeyo gawaarida Ciladaysan.

Qaraxan ka dhacay geerashka ayaan la ogayn waxa uuyanay ” balse waxaana goobta gaaray laamaha amniga ee Gobolka .

Macada ilaa iyo hada qaraxan in uu ahaa  waxyaabaha qarax oo goobta ladhigay iyo in uu yahay koronto ama walax kale oo taalay geerashka “dabadeedna qarax samaysay .

lasoco  faah faahinta warkan iyo wixii ku soo kordha .

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com