Wacaal Daray ah: Maleeshiyo Galmudug oo Ballibusle Maato ku Dhaawacay

Warar hadda naga soo gaaray maagaalada Ballibusle oo dhacda bariga Gaalkacyo, soona gaaray warqabadka Daljir daqiiqado kahor, ayaa sheegaya in deegaanka ay soo weerareen maleeshiyo hubaysan oo ka soo tallaabtay koonfurta Mudug. Illaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyey in dableyda Galmudug ay degmada Ballibusle ku dhaawaceen haweeney xaamilo ah oo uur 9 bilood sidda iyo … Continue reading Wacaal Daray ah: Maleeshiyo Galmudug oo Ballibusle Maato ku Dhaawacay