Wacaal daray ah: Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Boosaaso

Wacaal daray ah: Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Boosaaso

Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu kamid yahay Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa gaaray daqiiqado ka hor magaalo Ganacsiga Puntland ee Boosaaso halkaas oo di diiran lagu soo dhaweyaay.

Kumnaan dadweyne ah ayaa Madaxweynaha iyo wafdigiisa kaga hortagay Kantaroolka lagaso galo Magaaladda Boosaaso,kuwaas oo watay sawirka Madaxweynaha Somaaliya Farmaajo iyo kan Puntland Gaas ,waxaana ku dhawaqayeen dadweynaha erayo ay kamid ahayeen ,Mudane Madaxweyne kusoo dhawoow Boosaaso.

Gordhow lasoco Sawiradda iyo codadka insha allah

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com