Wacaal daray ah: Maareeye ku xigeenkii Shirkadda Golis oo Boosaso lagu dilay

Wacaal daray ah: Maareeye ku xigeenkii Shirkadda Golis oo Boosaso lagu dilay

Magaaladda Boosaaso ee xarunta Gobalka bari waxaa gordhow lagu dilay Allaha u naxariiste Maareye ku xigeenkii Shirkadda Golis Cabdulaahi Cali cumar.

Kooxo hubaysan ayaa marxuumka ku toogtay Gudaha Magaaladda Boosaaso,iyado an la garanayn sababta dhabta ah ee loo dilay ,balse dilaalka magaaladaa Boosaaso kadhaca ayaa ahaa malmahan mid an badnayn.

Wixii kuso kordha lasoco insha allah

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com