Wacaal daray ah: Jug iyo rasaas xooggan oo ka socota Bossaso

Wacaal daray ah: Jug iyo rasaas xooggan oo ka socota Bossaso

War degdeg ah ee na soo gaaraya ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay Boosaaso, waxaana la sheegaya in ilaa hadda aan la hayn fahfaahin rasmi ah iyo cidda qaraxa geysatay, balse rasaas iyo madaafiic xooggan ayaa la maqlaya.

Faahfaahin dheraad ah goor dhow naga filo.

Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com