Site icon Radio Daljir

Wacaal daray ah: Golaha Wasiirada Somaaliya oo Magacaabay Taliyaashi Nabad Sugida iyo Asluubta (dhegayso)

Kulan Xasaasi ah oo yesheen Gordhowayd ayaa waxay Magacaaben Taliyaasha Cusub ee Nabad sugidda iyo Asluubta

Golaha Wasiirrada ayaa Taliyaha NISA u mag Xuseen Cismaan Xuseen oo ah wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka,halka Bashiir Maxamed Jaamac loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Asluubta sidoo kale Bashiir Axmed Maxamed ku xigeenka Taliyaha Boliiska,ayaa laga dhigay Taliyaha Booliska Soomaaliya.

Golaha wasiirada kulanka ay yesheen ayaa kusoo beegmaya ku dhawaad afar bil kaddib markii xilka laga qaaday Taliyayaashii Booliska iyo Nabad sugidda kaddib markii ay Qaraxyo ka dhaceen Muqdisho.

Hoos kadhegayso codka Magacaabida Taliyaasha

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a8ac5070401007d40a0c0b6/CODAD+XAMAR.mp3?_=1
Exit mobile version