Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug ayaa gordhawayd lagu dilay Xisaabiyihii Dowladda Hoose ee Gaalkacyo Axmed Deeq Cali Hayaan.
Kooxo ku hubaysan Baastoolado ayaa ku dilay Waqooyiga Magaaladda Gaalkacyo ee Puntlannd,iyado falka kadib kooxihi goobta ay kabaxsadeen.
Ciidamo katirsan Kuwa Puntland oo goobta gaaray ayaa kasameyeey Baaritaano goobta ,iyado dhawac ahaan goobta looga qaday balse uu ku geeriyooday cisbitaalka.
Xabada ayaa Axmed Deeq ka haleeshay Madaxa waxaana haatan uu ku naf baxay cisbitaalka Guud ee gaalkacyo.,
U Jawaab farey cabdisalaan Buri halceliska