Wacaal daray ah:- Gaalkacyo oo lagu dilay Caawa Xisaabiyihii Dowladda Hoose

Wacaal daray ah:- Gaalkacyo oo lagu dilay Caawa Xisaabiyihii Dowladda Hoose

Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug ayaa gordhawayd lagu dilay Xisaabiyihii Dowladda Hoose ee Gaalkacyo Axmed Deeq Cali Hayaan.

Kooxo ku hubaysan Baastoolado ayaa ku dilay Waqooyiga Magaaladda Gaalkacyo ee Puntlannd,iyado falka kadib kooxihi goobta ay kabaxsadeen.

Ciidamo katirsan Kuwa Puntland oo goobta gaaray ayaa kasameyeey Baaritaano goobta ,iyado dhawac ahaan goobta looga qaday balse uu ku geeriyooday cisbitaalka.

Xabada ayaa Axmed Deeq ka haleeshay Madaxa waxaana haatan uu ku naf baxay cisbitaalka Guud ee gaalkacyo.,

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • farey cabdisalaan 6 years ago

    gaalkacyo waxa ka socda waa barakicin nin walboow yaan gurigaaga lagaa saarin reer mudugu waxay dhahaan udub riix marka qof kasta oo reer muduga ama rer galkacyooda ilna haku ganacsado ilna haku shaqaysto ilaahayna intii dhimatay oo xaqdaro lagu dilay ha u naxariisto

  • Nuurkanederland 6 years ago

    POLITICAL ANALYST.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE
    ALSHABABNA WAA LA MID=QANDARAASLAYAAL.
    WAA KOOXO LOO SAMAYSTAY IN AY KII DHAQAAQABA DILAAN, BULSHADANA INDHAHA KA RIDAAN ISLAAMKANA CEEBAYAAN OOKA DHIGAAN ARGAGAXISO DIL UUN TAQAANA DIINTA ISLAAMKA OO KOR U SOCOTANA LAGU HAKIYO OODADKA SOO GALI LAHAA AY KA ISTAAGAAN.
    DUNIDA MUSLIMKANA LAGU MASHQUULIYO,DHIBBO,QABSADO.
    ISIS SIDA LA CADEEYEY WAXAA KU LUG LEH 40 DAWLADOOD OO AY UGU HOREEYAAN USA,UK,FRANCE,ISRAEL,TURKI, QATAR, SAUDI, JORDAN & QAARKALOO BADAN.( ISIS, ALSHABAB IWM WAA PROJECT=MASHRUUC DALBA SI UGA MACAASHO.QAARNA LAGU CIQAABO.)
    OGOS 2016 DONALD TRUMP HE SAID”OBAMA HE FOUNDED OF ISIS”

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com