Site icon Radio Daljir

Wacaal daray ah: Afhayeenkii Nabadoonada gobolka Bari oo Bosaaso lagu xiray

Nabadoon C/qaadir Axmed Xarago oo ah Afhayeenka Nabadoonada gobolka Bari ayaa  goor dhawayd  lagu xiray Saldhiga Mijir ee magaalada Bosaaso.

Nabadoonka ayay ciidamadu qabteen xili uu ka sii baxaayay kaantaroolka magaalada Bosaaso .

lama sheegin sababta ilaa iyo haatan loo xiray ,balse Nabdonka ayaa maalmo ka hore magaalada Bosaaso wax uu ku qabtay kulan looga soo hor jeeday shirkii  golaha iskaashiga ee magaalada Garoowe .

Xariga Nabadoonka ayaa waxaa Daljir uxaqiijiyay  Nabdoon Mursal Maxmuud oo kamid ah Nabdooda gobolka Bari.

 

Exit mobile version