Wabiga Shabeelle oo Biyo la’aan ah iyo Beeralayda oo cabanya (dhegayso)

Wabiga Shabeelle oo Biyo la’aan ah iyo Beeralayda oo cabanya (dhegayso)

Wabiga Shabeelle oo ah Wabiga Labaad ee ugu dheer Dalka Soomaaliya ayaa guray , iyadoo ay saameen ku yeelatay biyo la’aanta Wabiga beralayda kudhaqan Gobolka Hiiraan.

Qaar kamid ah beeralayda Gobolka Hiiraan ayaa Radio Daljir usheegay in muddo labo bilood ah uusan lahayn waxbiya ah wabiga,ayadoona dalagyadii ay beeran jireen ay u qalaleen biyo la aan awgeed.

Zubeyr Shiikh Cabdi ayaa waraystay labo kamid ah beralayda ay saamaynta kuyeelatay guritaan wabiga Shabeelle kuna suagan tuulada Dhaay wabar oo kala ah Ibraahim Maxamuud iyo Mukhataar Cabdi

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com