Waalidin caruurtoodu ka maqantahay oo banaanbax Muqdisho ka dhigay (Daawo)

Waalidin caruurtoodu ka maqantahay oo banaanbax Muqdisho ka dhigay (Daawo)

Waalidiintan oo isugu jira rag iyo Dumar ayaa waxaa Maanta ay banaanbax ka dhigeen Isgoyska km4 ee Magaalada muqdisho, iyaga oo dalbadanayay in Carruurtooda dib loogu soo celiyo.

Banaanbaxayaasha oo watay boorar ay ku qoran yihiin Erayo ay ku dalbadanaaan in Carruurtooda ay dowladda Soomaaliya dib ugu soo celiso, kuwaas oo ay sheegeen in ay maqleen inay ka qeyb galeen dagaalkii looga soo horjeeday Kooxda TPLF ee ka dhacay waqooyiga Itoobiya

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com