Waa sidee xaaladda Naafadda Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Waa sidee xaaladda Naafadda Puntland (dhegayso)

Naafada Puntlaad ayaa ka cabanaya caqabada ay sheegeen inay lasoo gudboonaadeen, Gudoomiyaha Dallada Naafada Puntland Cali Cabdi Aadan oo Daljir u war

Kheyre oo magacaabay Madaxa Unugga Isku Xirka Deeqaha
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo Fariin u diray shacabka Muqdisho
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Naafada Puntlaad ayaa ka cabanaya caqabada ay sheegeen inay lasoo gudboonaadeen, Gudoomiyaha Dallada Naafada Puntland Cali Cabdi Aadan oo Daljir u waramay ayaa sheegay in ay jiraan caqabado Dadka Nafada ah ka haysta dhinaca Waxbarashada,Caafimaadka,Socodka wadoooyinka iyo WIM.

Hay’adaha iyo Wasaaradaha ku taxaluuqa ayuu ka rajeeyey inay hoos u Eegaan Xaalada dadka baahiyaga gaar ka ah qaba, dhinaca kallena wuxuu sheegay inay socdaan dadaal ay wado Dawlada Puntland oo kor loogu qaadayo sidii kor loogu qaadi lahaa dadaalada wax qabad ee ku aadan Naafada Puntlad.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: