Waa sidee xaaladda isbitaalka guud ee Gaalkacyo (dhegayso)

Waa sidee xaaladda isbitaalka guud ee Gaalkacyo (dhegayso)

Agaasimaha isbitaalka Guud ee magaalada Galkacyo Dr maxamed xuseen adaan ayaa waraysi uu siyay manta Radio Daljir waxaa uu uga hadlay shaqada isbitaalka guud iyo bukaanada lagu dabiibo

agaasimahaa ayaa sidoo kale waxaa uu ka hadlay biyaha magaalada dhexfadhiyaha iyo cudurka dhashay biyahaasi.

Shafici abdulkadir oo Galkacyo jooga ayuu u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com