Site icon Radio Daljir

Waa sidee Xaalada Soomaalida ku nool dalka Bangladesh (dhegayso)

Gudoomiyah Uruka Ardayda Soomaliyeed ee  dalka Bangladesh Cawil Maxamuud Cawil oo waraysi gaar ah siiyay maanta radio Daljir ayaa waxa uu ka hadlay xaalada Ardayda wax ka barata dalkaasi iyo Soomaalida kale ee ku nool .

Waxaa uu sheegay inay jiraan caqabado Ardayda Soomaliyeed ka haysta dhinaca Basaboorka dalkaasi ,maadaama aysan jirin safaarad Soomaaliyeed oo uqareenta .

Tirada Soomaalida ku nool dalkaasi ayaa gaaraysa ila aiyo 700 oo qof .

wariyaha Daljir ee magalaada Garoowe Xaawo Axmed ayuu uwaramay .

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c2342f104010098642f021d/Waraysiga+Gudoomiyaha+Ardayda+somaliyeed+Ee+Bangladesh.MP3?_=1
Exit mobile version