Waa sidee Xaalada Soomaalida ku nool dalka Bangladesh (dhegayso)

Waa sidee Xaalada Soomaalida ku nool dalka  Bangladesh  (dhegayso)

Gudoomiyah Uruka Ardayda Soomaliyeed ee  dalka Bangladesh Cawil Maxamuud Cawil oo waraysi gaar ah siiyay maanta radio Daljir ayaa waxa uu ka hadlay xaalada Ardayda wax ka barata dalkaasi iyo Soomaalida kale ee ku nool .

Waxaa uu sheegay inay jiraan caqabado Ardayda Soomaliyeed ka haysta dhinaca Basaboorka dalkaasi ,maadaama aysan jirin safaarad Soomaaliyeed oo uqareenta .

Tirada Soomaalida ku nool dalkaasi ayaa gaaraysa ila aiyo 700 oo qof .

wariyaha Daljir ee magalaada Garoowe Xaawo Axmed ayuu uwaramay .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 23
  • Mohamed Hassan 5 years ago

    Gudomiye Awil wa gudomiye sida sharci lagu dhisay. Ma na ahan gudomiye ardayda somaliyed Budget ku cuna ama laalush ku dulqaata. Ragga. Cabdalle shideeye warqadaha beenta ah ka so samysty abtiyaalow wadankan Somali aya lagu yahy e fadlan is qabtaa
    Lastly gudomiye awil. Wa la qabnaa waana shakhsiga si daacad ugu hagar baxy dadkii xnuusna e waalidiinta aha o wdanka la keenay halka kuwii kle ay wax ka jaf-jafanjiriin
    Gudomiye inta hartayna wxn rajeyn inad qabn doontid

  • Mohamed Dek 5 years ago

  • Moha kali qardabe 5 years ago

    Gudooomiye cawil maxamuud aw cabdi waaa gudooomiyha ardada soomaaaliyeeed af iyo adin midna cid kudiiidi krtaaaa majirto madalooo dhanyahay oo raysal wasaaare khayre khadka telka uga qayb qaaaadanayay baaana lagu dooortay cid hadal wax uga qaaadi kartana malaha sooomaaalina waaa is taqaaanaaaaa gudooomiye cawil midbaaaan leeeyahay muxaaafid iyo mucaaaaradba gudooomiyaaa uthy jaaaliyada bd waaana wax muctarifa sooomaaaalida kunol dalka bangalashaysh waxaaaan kubogaaaadinayaaaaa in wanaaaaga laga shaqeeeeyo goduuumiye cawilna ay si hagar la aaaaan ulashaqeeeeyaaaaan

  • Eng marwaan 5 years ago

    Shaqo wacan gadoomiye horaaa loo soconyaaa muhiimadu waa hormar io wadajir baa inoo balana

  • abdisamed Abdilahi 5 years ago

    War bal amarka ilahay eega hadaa mucjisoonka meel walbaa way kaa so daba galayaan iminkana nabadii yareed e bd aanu ku heysanay ayaad dab inooga shidaysaan talow xilimaad ka ilbaxaysaan been abuurka iyo rabshada war hadaa nabadu wey wacan tahay nin nin matalaa ma jiro ee nin reer matalaa ayaa jira.

    Mida kale ee ah tira koobka ardada wax ka barata BD maaha mid sax ah.

    Ina gudoomiya yaalow soo kala hadha waxey faladagan walbaa uu isa soo caleema saarayaaye sala calee rabshada iyo been abuurka inooga dhaafa meesha yare e alle u maqan

  • Axmed yzn 5 years ago

    Horta aradyda bd gudoomiye bdanaa meeshu manay qadhmuunadhish ahayn waxay waxnoo gudomiyaa oo isa soo shacsaraya

  • Mahamed Ali 5 years ago

    Waar Ninkan Is Doortay Ee Is caleema Saaray cida Waraysanaysaa Kaba Waalan 

  • Farhiya 5 years ago

    Waa been ninkana maaha gufoomiye ardyda halkaas ku moolna 700 way ka badanthy gudoomiya ardaydana wuxu jira somalia dadka yaan been lo shegin passport na hada dhib kama jiro o safaarada pakistan aya loga so sameya ardayda somaliyey goormad been abuur deyn doontaan

    • Bd ardeydeedu gudoomiye bdanaa dadkan gudoomiyaha looyey xagey joogan ha socoto hawshu

  • Banaeimon 5 years ago

    Asc waan idin salamay daljir.com salaan kadib waxan rabaa in aan idin sheego qofkan aad waresanaysaan in u san ahayn gudoomiye ama gudoomiye ku xigeen.
    Gudoomiyaha ururka somaliyed waxa u ku maqan yahay dalka somaliya waxana doortay safiirka dalka pakistan iyo gudomiyeyaal arday somali ah o ka kala imaday jamacado badan hadana waxaa dowlada somaliya ay so siisay shahaado aqoonsi ah.
    Teeda kale waxan idin shegayaa qofkan ku dhaqmaya sidan isaga o og qof gudomiye u ah in u jiro sidan u dhaqmaya isaga o arday ah ma arday kale ayu wax u qaban karaaa. Isaga ayaa 1 ka ah kuwa sharciga jabiya
    Mahadsanidiin
    Fadlan qofka aad

    • Said awil 5 years ago

      Yaad shaadka layska wasaqeen reer bd. Adna gudoomiye cawil iska dulqaado waa xilkee

      • Mohamud 5 years ago

        Anagu hadan nahay ardayda ku nool dalka bangaladhesh waxan leenahay hal gudoomiye gudoomiyaha suna waa cawil qayliye ow cadi gudoomiya xaqiiqdaa oo aan leenahay weeye ma fiicna inaad iska naac tiraahdo adoo hal shakhsiya dhipmlaha tusaale waxaa ka soo qaadataa dawlada somaliya dawlad haday jirtana wx walba waa leedahay haday noqoto mucaarad iyo daaacadba marka 1qof ama 2qof oo mucaarada 700 oo qof oo is raacsan Wxba ka tari mayso anaguna hadan nahy ardada ku nool dalka bangaladhesh waa gudoomiyaheena saxdaa waxaana dooratay arday gaaraysa 700oo qof marka anagu wxaa nahay dad is raacsan marka uma joojinayno dad qab qablayaala

      • Gudoomiya jaaliyada somaliyed waa hal gudoomiye
        Cawil qayliye ow cabdi horay usoco gudoomiye qab qablayaal iyo mucaarad ha ujoojin

      • Mohamud 5 years ago

        Gudoomiya jaaliyada somaliyed waa hal gudoomiye
        Cawil qayliye ow cabdi horay usoco gudoomiye qab qablayaal iyo mucaarad ha ujoojin

    • Kkkkkkk zxp Ani kanagudomiye uaqan gudomiye kale majiran

    • ifraax abdulkadir ali 5 years ago

      mashaa allah gudoomiye awil mohamuod aw abdi runtii waxqabad muuqdaa leedahay allah hanoo kaa xifdiyo hadaan nahay ardayda reer bangaldesh runtii caqabada badan ayaad naga caawisay hadaad nahay ree bangaladesh runtii waxqabad muuqda ayaaad natustay inshaalh guul mudane cawil

      • ifraax abdulkadir ali 5 years ago

        mudane waxa dhimana inshaalh inaad xalisaan yaaan idinka rabnaa adiga iyo gudoomiye ku xigeenkaaga inshaaallh guul mudane awil mohamuud aw abdi

        • Ahmed Yazn 5 years ago

          Adeer waxba yaan la iswaalin meeshan BD nin waliba ninkiisu wataa nin nin matalaana ma jiro, ka anagga ahaan gudoomiya guud baad sheegtee xitaa gudoomiye hoosaad baanaanu aqoonsanayn, mise waaba inanyar raba wax aan jirin inuu ummada ka dhaadhiciyo.

        • Inbt kani ma reerkina waaxay waxnoo buunbuunini mcaa idaacadi reer kooda warysanaysa daahir yaa shamis

      • Gudoomiyhaa maba hyee halkuu gudoomiye kayay

    • Oo Somalida Bangladesh Ma Wada Gudoomiyaa

    • Mohamud 5 years ago

      Anagu hadan nahay ardayda ku nool dalka bangaladhesh waxan leenahay hal gudoomiye gudoomiyaha suna waa cawil qayliye ow cadi gudoomiya xaqiiqdaa oo aan leenahay weeye ma fiicna inaad iska naac tiraahdo adoo hal shakhsiya dhipmlaha tusaale waxaa ka soo qaadataa dawlada somaliya dawlad haday jirtana wx walba waa leedahay haday noqoto mucaarad iyo daaacadba marka 1qof ama 2qof oo mucaarada 700 oo qof oo is raacsan Wxba ka tari mayso anaguna hadan nahy ardada ku nool dalka bangaladhesh waa gudoomiyaheena saxdaa waxaana dooratay arday gaaraysa 700oo qof marka anagu wxaa nahay dad is raacsan marka uma joojinayno dad qab qablayaala

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com