HomeUncategorized

Waa kuwee tobanka dal ee aduunka ugu farxadda badan iyo kuwa ugu farxadda yar.

Dadka Norway ayaa noqday dadka ugu farxadda badan ee dunida korkeeda saaran sida ay sheegtay warbixin ay soo saartay Hay’ad Q/Midoobay ka tirsan, isagoo booska kala baxay Denmark oo sanadkii hore ku jirtay kaalinta koowaad.

Madaxweynaha oo khudbad ku saabsan xaaladda Soomaaliya iyo xiriirka Suudaan ka jeediyay Jaamacadda IUA ee Khartoum
DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada iyo Axmed Maxamed Nadiif.
DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida _Talaado 08

Dadka Norway ayaa noqday dadka ugu farxadda badan ee dunida korkeeda saaran sida ay sheegtay warbixin ay soo saartay Hay’ad Q/Midoobay ka tirsan, isagoo booska kala baxay Denmark oo sanadkii hore ku jirtay kaalinta koowaad.

Qiimeynta la sameeyay ayay ugu horeeyaan dalalka: Denmark, Iceland, Switzerland iyo Finland oo shanta dal ugu farxadda badan dunida noqday.

1. Norway (7.53)
2. Denmark (7.52)
3. Iceland (7.50)
4. Switzerland (7.49)
5. Finland (7.46)
6. Netherlands (7.37)
7. Canada (7.31)
8. New Zealand (7.31)
9. Australia (7.28)
10. Sweden (7.28)
11. Israel (7.21)
12. Costa Rice (7.07)
13. Austria (7.0)
14. U.S. (6.99)
15. Ireland (6.97)
____________________________________________________________

94. Somalia (5.151)

Mareykanka ayaa galay kaalinta 19aad. halka Ingiriiska uu ku jiro kaalinta 14aad. Dalalka ugu farxadda yar ama murugeysan waxaa ugu horeeya Suuriya, Yemen iyo South Sudan.

Soomaaliya aya ka horeysa dalal badan oo Afrikaan iyo Aasiyan ah, ayna ka jiraan xaalado colaad iyo abaaro, iyadoo la wadaagto timaamahaasi, waxayna gashay kaalinta 94-aad.

Dalalka ugu farxadda badan iyo kuwa ugu farxadda yar dunida
Dalalka Farxadda badan Dalalka ugu farxadda yar
1. Norway 146. Yemen
2. Denmark 147. South Sudan
3. Iceland 148. Liberia
4. Switzerland 149. Guinea
5. Finland 150. Togo
6. Netherlands 151. Rwanda
7. Canada 152. Syria
8. New Zealand 153. Tanzania
9. Australia 154. Burundi
10. Sweden 155. Central African Republic

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: