Waa Kuwee 25ka Kooxood ee Ciyaartooydooda Siiya Mushaharka ugu Badan?

Waa Kuwee 25ka Kooxood ee Ciyaartooydooda Siiya Mushaharka ugu Badan?

Kadib markii la soo gaba gabeeyey Horyaalada kala duwan ee qaarada yurub Xili Cayaareedkii 2016-2017 ayaa waxaa lasoo Saaray qiimeyn lagu sameeyey 25 ka kooxood ee bixiyey mushaarkii ugu badnaa waxaana Hogaamineysa kooxda Barcelona.

Kooxda Manchester United ayaa kaalinta labaad ka soo gashay kooxaha bixiya lacagta ugu badan ee Mushaar ahaan ay u qaateen Cayaartoyda u dheesha waxaase layaab leh in Naadiga u laabtay Heerka labaad ee Sunderland ay bixisey lacag kabadan mida ay Mushaar ahaan u bixisey Atletico Madrid,

AKHRISO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com