Site icon Radio Daljir

Waa Kuma Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed? (dhegayso)

Cabdicasiis Xassan Maxamed oo dadku ku naanaysaan Laftagareen ayaa maanta ku guulaystay doorashadda Madaxweynaha Koonfur galbeed,haddaba waa Kuma Madaxweynaha Cusub ee Maamulkaas.

Hoos kadhegayso Taarikhda Madaxweyne Laftagareen.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c1a6f440101002cf049e421/Taarikh+Nololeedka+Madaxweynaha+Koonfur+Galbeed+Lafta+Gareeen.mp3?_=1
Exit mobile version