Villa Soomaaliya oo ka hadashay baaritaanka dilka Jamaal Khashoggi

Villa Soomaaliya oo ka hadashay baaritaanka dilka Jamaal Khashoggi

Wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda faderaalka Soomaaliya aya qoraal ay soo saartay ku sheegtay inay soo dhowaynayso baaritaanka dilka wariye Jamaal Khasojji oo ay ku dhawaaqay dacwad oogaha guud ee Sacuudi Carabiya .

“Soomaaliya waxaa ay u aragtaa talaabo sax ah oo horay loo qaaday in xaqiiqda buuxda ee xaaladda kiiskan la xiriiro la cadeeyo” ayaa lagu yiri qoraalka wasaaradda arrimaha dibadda.

Dilka Jamaal Kashojji ayaa sababay cambaarayn beesha caalamka u jeedisay dowladda Sacuudi Carabiya, inkastoo dowladda faderaalka ay horay u taageertay dowladda Sacuudiga.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Nuurkanederland 5 years ago

    Amxaaradu waxay dhahdaa
    MINAA GABA!.
    Aniguna waxaan leeyahay:-
    (……..Intay gudo Naag kale aslayso baa keedu URAA!).

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com