Ururka Warbaahinta Puntland ee Map oo ka Hadlay Qaban Qaabadda Doorashada Hogaanka Map (dhegayso)

Guddoomiye ku xigeenka Ururka Warbaahinta Puntland ee Map Maxamed Maxamuud (Welcome) oo Maanta Warbaahinta kula hadlayay Garowe ayaa shaaciyeey shaxda Ergooyinka Doorashada ee Ururka.

Doorashada Ururka warbaahinta puntland ee MAP ayaa lagu wadaa inay dhacdo maalmaha 18 ilaa 20 Bishan aynu ku jirno sida ay shaaciyeen xubnaha ururka warabaahinta ppuntland ee MAP .

Sii hayaha Xilka Gudoomiye ku xigeenka Ururka Warbaahinta Puntland Maxamed Maxamuud Xaaji Welcom oo maanta Garoowe shir,jaarid ku qabtay ayaaa faahfaahin ka bixiyay shuruudaha dadka ka qeyb galaya doorashda iyo Inta Ergay ee Gobolada puntland lakala siiyay wuxuuna hadalkiisii aha asida


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com