Site icon Radio Daljir

URURKA TUBSAN OO DEEQ DHAR IYO LACAG GAADHSIIYEY DANYARTA GABOGABO & CEELBAXAY

Ururka dhalinyarada TUBSAN ayaa deeq dhar iyo lacag iskugu jirta gaadhsiiyey shacabka danyarta ah ee ku dhaqan qabalaha Gabogabo ee dagmada Tuli Guuleed iyo qabalaha Ceelbaxay ee dagmada Baabili ee gobolka Faafan.

qoysaska deeqdan la gaadhsiiyey ayaa tiradoodu dhamayd 325 qoys.

   

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

 

Exit mobile version