URURKA ILAALINTA DEGAANKA DEGMADA BURTINLE

URURKA ILAALINTA DEGAANKA DEGMADA BURTINLE

URURKA ILAALINTA DEGAANKA IYO DUURGOOJTA DEGMADA BURTINLE AYAA KA WARBIXIYEY XAALADA DEGAANKA | Gudoomiyaha ururka ilaalinta degaanka iyo duurgoogta degmda burtinle Xuseen Guleed Xanaf ayaa ka warbixiyey xaalada degaanka degmada burtinle waxa uuna sheegay in xaalada degaanku meel xun marayso iyadoona ay abaarta ka jidha dalka qalajisay dhirtii ayaa hadana dadka wax magaratada sii gumadayaan wuxuuna ugu baaqay shacabka burtinle in ay ilaaliyaan degaanka dhirtana gumaadka ka dayaan sidoo kale waxa uu ugu baaqay wasaarada degaanka beeraha iyo isbedalka cimilada puntalnd inay gacan dherada ka siyaan sidii loo badbaadin lahaa degaanka

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com