Site icon Radio Daljir

Ururka Gargaar oo Hawlo Samafal ka Wada Buuhoodle (dhegayso)

Ururka Gargaar oo ah urur ka shaqeeya arimaha samafalka kana dhisan Buuhoodle ayaa bilaabay olole ay gurmad ugu fidinayaan xilliga Ramadaanta dadka ku caydhoobey abaaraha. Guddoomiyaha ururka Cabdilaahi Jaamac Haaruun ayaa Radio Daljir uga waramay arrintaasi.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/592a9a4a030100e96a025002/Gudoomiyaha+Gargaar+Cabdilaahi+Jaamac+Haaruun+28+May+2017.MP3?_=1
Exit mobile version