Ururka beeralayda Puntland oo Kulan la qaatay Wasiirka Beeraha Somaaliya (dhegayso)

Ururka beeralayda Puntland oo Kulan la qaatay Wasiirka Beeraha Somaaliya (dhegayso)

Gudoomiyaha iskaashatada beeralayda Puntland Cabdi Casiis Ismaciil Garaad oo waraysi siiyay radio daljir ayaa ka warbixyay Kulamo ay iskaashatoodu garoowe kula yeesheen wasiirka beeraha soomaliya siciid xuseen ciid ooo booqasho ku jooga puntland gaar ahaan magalada garoowe ..

Cabdi Casiis ayaa sheegay inay baahiyaha beeraha Puntland u gudbiyeen wasiirka kalana hadleen sidii uuu ku tageeri lahaa hormarka iyo isku duubnida ay muujiyeen beerallayda puntland .

ugu danbeyntii ayuu sheegay inuu ka balan qaaday inuu puntland u sooo diri doono Khubuuro dhanka beeraha ah si ay u qiimeeyana baahiyaha xaga beeraha si wax looga qabto .

Cabdi Xakiin Xusein Xasan ayuu u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com