Ururka Alshabaab oo Soo Bandhigay Ciidamo Jubbaland ah oo shegeen inay soo Goosteen

Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ayaa Al-Shabaab waxa ay ku soo bandhigeen ilaa Saddex Askari oo ay ku sheegeen in ay ka tirsanaayeen Ciidamada Maamulka Jubbaland.

Kooxda ayaa war ay ku soo qoreen Barta ay ku leeyihiin Internet-ka waxa ay ku sheegeen in Saddexdaan Askari oo mudo ka tirsanaa ciidamada Jubbaland markii ay isasoo dhiibayeen in ay wateen hubkii ay ku dagaalami jireen.

Askartan oo Gaaraya gaaraya ilaa Saddex ayaa Al-Shabaab waxa ay sheegen in ay si iskood ah isku soo dhiibeen kadib markii ay u adkeysan waayeen dhibaatooyin loo geysanayay Shacabka Gobolada Jubbooyinka sida ay hadalka u dhigeen.


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Ururka Alshabaab oo Soo Bandhigay Ciidamo Jubbaland ah oo shegeen inay soo Goosteen”

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com