Site icon Radio Daljir

Ururka Alshabaab oo lagu eedeyeey Askareynta Caruurta

Madaxda Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM Xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya ku eedeeyay askareynta Carruurta,iyada arrintan looga hadlayay shirka dhacay Magaalada Muqdisho.

Francisco Caetano Madeira, oo ah wakiilka Midowga afrika ee AMISOM, oo furay siminaar lagu baranayay Askareynta Carruurta ayaa sheegay in Soomaaliya Askareynta Carruurta ugu badan ay sameeyaan Al-shabaab.

Siminaarka oo ay ka qeyb galayaan 60 Sarkaal oo ka tirsan Hay’adaha amaanka Dowladda Soomaaliya iyo dowladgoboleedyada ayaa lagu baranayaa ka hortagga Carruurta.

Exit mobile version