Ururada siyaasadda Puntland oo bilaabay furitaanka xafiisyada goboladda iyo degmooyinka.

Garowe:18-May? Waxaa xafiiskii labaad ee ururk siyaasadeedka Udad laga furay maantay maggaaladda Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug? furitaanka xafiiska ayaa yimid xili ay bilaabeen ururadda siyaasada puntland inay furtaan xafiisyo ay kaga qayb galayaan doorashooyinka dhawaan lafilaayo inay ka dhacaan deegganadda Puntland.

Guddoomiyaha doorashooyinka urur siyaasaddeedka Udud ee gobolka Mudug Maxamed Aadan Xassan ayaa sheegey? go?aan ay horey qaateen inay kasoo laabteen kadib markii ay arkeen inaysan suurta gal ahayn waxaana uu intaasi ku daray furitaaka xafiiskaan inuu qeyb kaqaadan doono doonista iyo badbaadinta wanaag ay yeellato Puntland.

?

Dhinaca kale Afhayeenka urur siyaasaddeedka hormar iyo caddaalad HORCAD? Axmed Yaasiin Saalax oo lahadlay warbaahinta Daljir ayaa sheegey inay bilaabeen xisbigooda Horcad furitaanka xafiiso badan oo lagu shaqayn doono shacabka Puntland iyagoo kasoo furay gobolladda iyo degmooyinka asbuucan guddihiisana ay tagidoonan inta dhiman.

Idle Moallim Omar

Radio Daljir Somalia?

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com