Urrur Dhalinyaro oo Qardho kawadda Hormarinta Degmadda Qardho (dhegayso)

Urrur Dhalinyaro oo Qardho kawadda Hormarinta Degmadda Qardho (dhegayso)

Wadooyinka waaweyn ee Magaaladda Qardho iyo Xarumaha dowladda waxaa qurxin iyo hagaajin kawadda urur dhalinyaro oo la magac baxay Bulsho Kaab kuwaas oo inta baddan kashaqeeya Hormarka Gobalka Karkaar.

Dhalinyaradan ayaa Balayaasha Korontada iyo Xarumaha Dowladda ku Xardhaya Calanka Puntland iyo Kan Jamhuuriyadda Somaaliya sido kale xarumaha Dowladda,sida Dowladda Hoose iyo Gobalka ayeey Ku Xardhayaan calanka Puntland,

Amino maxamuu ciise Waa Gudoomiyaha Ururkaas waxay Daljir uga warbixisay howshay hayaan cida katageeraysa iyo sababtay ugu istageen bilicda magaaladda Qardho Wariye Maxamuud Fantastic ayeey u warantay.

dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com