UK oo taageertay Shirkii uu ku baaqay Ra’iisul Wasaare Rooble ku baaqay

UK oo taageertay Shirkii uu ku baaqay Ra’iisul Wasaare Rooble ku baaqay

Vicky Fod oo ah Wasiirka Afrika UK ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka UK ayaa sheegtay in ay la hadashay Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya markalana ay ku celisay Sida ay UK u taageersantahay shirka Degdeg ah ee arimaha doorashada.

UK, ayaa ku celisay in dhamaan dhinacyadu ay ka qaybgalaan shirka. Waxa ayna ka digtay in laga fogaado wax walba oo keeni kara qalalaaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com