Site icon Radio Daljir

Tuulo Hoostimaada Degmada Xarfo oo Biyo Buuxiyeen (dhegayso)

Deegaanka gosol oo ka tirsan  dagmada Xarfo ee gobolka Mudug ayaa  ah mid ka godoonsan  deegaanada kale mudo haatan ku siman sadax maalmood  waxaana magaalada  buux dhaafiyay daadad ku soo rogmada  oo ka dhashay roobab halkaasi ka da,ay.

Tuulada Gosol ayaa waxaa kunool dad lagu qiyaasay ilaa iyo 60 qoys ,mana jirto tuulada wax kabixi kara iyo wax soogalikara.

Rubad Shire Ducaale, waa odayaasha deegaanka gosol  Wariye xasan heykal ayuu ugawaramay  go,doonka ay tuuladu kujirto iyo saamaynata ay biyuhu ku keeneen nolosha dadkii tuulada kunoolaa .

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5919b942fd00007106a7c129/Waraysiga+deegaanka+gosol+Rubad+shire+15-5-2017.mp3?_=1
Exit mobile version