Turkiga oo Giriiga kala heshiiyey soocelinta diyaarad iyo ciidan lagoostay.

Alexandroupolis, July 17 2016- Dawladda Giriiga ayaa sheegtay inay xirtay sideed askari oo dalkeeda ku soo gashay diyaarad millatari oo ah kuwa qumaatiga u kaca ah, taasoo ku soo dagtay magaalada Alexandroupolis oo ku taalla waqooyiga dalkaas, iyagoo codsaday magangalyo siyaasadeed.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa sheegay in dawladdiisu ay waydiisatay in loo soo celiyo askartaan lagana aqbalay, waxaana ay mari doonaan halka ay maraan ciidamadii kale ee laqabtay.

Diyaaradan oo nooceedu ahaa Black Hawk Helicopter ayaa waxay ku degtay Garoon ku yaalla magaalladda Aleskandarupo, kadib markii uu Duuliyiha soo dirsaday Fariin Qeylo-dhaan ah.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com