Turkiga oo dowladda Soomaaliya ka Balan Qaaday Dib U-Dhiska Ciidanka Badda Soomaaliya

Turkiga oo dowladda Soomaaliya ka Balan Qaaday Dib U-Dhiska Ciidanka Badda Soomaaliya

Dowladda Turkiga ayaa waxa ay balan qaaday in ay dhisayso ciidamadii bada ee Soomaaliya oo bur buray wixii ka dambeeyay 1991kii .

Wafigii ka socday dowladda Turkiga ee uu hogaaminaayay  wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Turkiya Mudane Hulusi Akar, ayaa kaga dhawaaqay magaalada Muqdisho hadalkan, xili uu shalay booqasho uu ku tagay xerada Milatariga ee Turkiga uu ku leeyahay magaalada Muqdisho .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com