Turkiga oo Dhisaya Cisbitaalka Guud ee Gaalkacyo Fulinayana Dhowr Mashruuc oo Kale

Turkiga oo Dhisaya Cisbitaalka Guud ee Gaalkacyo Fulinayana Dhowr Mashruuc oo Kale

Wafdi ka socda dowladda Turkiga ayaa soo garay magalaada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Wafdiga ayaa u yimid Gaalkacyo hirgalinta mashaariic hormarineed. Wafiga waxaa hugaaminayey safiir kuxigeenka safaarada Turkiga ee Soomaaliya, waxayna kulan la qaateen Madaxweynaha dawladda Puntland, Datoor Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Muhiimadda kulanka ayaa ahayd hirgalinta dhowr mashaariic hormarineed oo laga fulinayo magaalada Gaalkacyo, uuna ugu horreeyo Cisbitaalka Guud ee Gaalkacyo.

Safiirka ayaa yiri, “Turkigu wax fiican buu ka qabtay magaalada Xamar, laakiin Xamar oo kaliya isku koobi mayno, hadana Puntland diyaar  baan u nahay, maadaama Puntland ay hormar u soojeesatay, huggankeeduna muujiyey waxqabad iyo dhiiranaan, taasina waa mid naga farxinaysa, nana dhiirigalinaysa.”

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 6
  • abdulahi ahmed hasan 7 years ago

    mansha allah wn soo dhaweyneynaa walalahayn turkiga masharicda ay dalka ka wadaan weyna mudan yihiin in lo abaal gudo wayo waxay dayac tireen wadooyinka casimada muqdisho iskuuladi isbitaladii iyo xarumahii cidamada xooga dalka somaliyeed meyna mudan yihiin in loo abaal gudo turkiga inashaa allah somaaliya guul 7415280

  • nawaal muhiyadiin mohamed galkacyo tell number 7365296 7 years ago

    asc waaw mnsha allh waaa zoo dhaweynana dhisitanka iyo dayactirka izbitaalka guud eee galkacyo runti wana wax lgu farxo horumr ka ay ku tilbsaty xukumda uu hogamiyo madx weyne gaas

  • msha allah waa soo dhawaynaynaa mashaariicda uu turkigu ka hayo dalka waana ku boorinaynaa in uu sii badiyo

  • turkiga wa uga mahad calinaya mashaariicda ayay ka wadaan somalia gaar ahaan puntland
    daljir sida aad bulshada wararka ula socsiinsaa wa ku mahad san tihiin

  • mnsha allh waaa zooo dhaweynana hdaa nahy shacabka puntland horumarka zocda oo ay ugu horeyaaan kabayashaaa dhaqalahaaa

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com