Site icon Radio Daljir

Toos u daawo : Madaxwayne Farmaajo oo siwayn loogu soo dhoweeyey Garoowe

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ayaa waxaa garroonka Jan. Maxamed Abshir ee magaalada Garoowe kusoo dhoweeyey madaxwaynaha cusub ee Puntland ee la caleema saarayo, shacabka iyo siyaasiyiinta Puntland.

Salaan sharaf ayaa waxaa uu ka qaatay cutubyo ka mid ah ciidamda qalabka sida ee Puntland, waxaana loo geliyay faragaaraha barxadda ee Garoowe oo lagu wado inuu shacabka uu kula hado.

Wariyeyaasha Daljir ayaa muuqaal toos ah kaga hadlaya halkaan ka daawo.

Exit mobile version