(Toos Garoowe ) Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo kuxigeenadiisa

(Toos Garoowe )  Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo kuxigeenadiisa

Hoolka  Baarlamaanka dowladda Puntland  waxaa ka socoda maanta  doorashada Gudoonka Baarlamaanka iyo Kuxigeenadiisa .

 

Xildhibaanada 66 ka ah ee Puntland ayaa dhagaysanaya  Qudbadaha  musharaxiinta u taagan jagada Gudoomiyaha iyo kuxigeenadisa .

 

Amaanka hoolka Baarlamaanka iyo wadooyinka soo gala ayaa aad loo adkeeyay .

 

8 Janaayo oo ku beegan maalinimo Talaado ah ayaa la dooran doonaa sidoo kale  Madaxweynaha iyo kuxigenkiisa .

Halkan ka daawo.

Posted by Radio Daljir on Thursday, January 3, 2019

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com