Todobaadkan & halganka SSC-Khaatumo iyo degaanada oo xasilloon

Qaar dhallinta Ciidamada Difaaca SSC-Khaatumo oo u fadhida imtixaanka shahaadiga sannad dugsiyeedka 2022-2023 ee dugsiyada sare ee Puntland Todobaadkan guud ahaan degaanada SSC ayaa waxaa uu ahaa mid aan wax dagaal ahi ka dhicin marka laga reebo rasaas laga maqlo jiidaha ciidamadu isku horfadhiyaan. Suuqyada magaalada waxaad mooddaa in ay soo camirmayaan oo meelaha waddooyinka … Continue reading Todobaadkan & halganka SSC-Khaatumo iyo degaanada oo xasilloon