Taxanihii 2aad oo ay warbaahinta Daljir ka diyaarisay beeraha Doolow iyo wax-soosaarkooda (daawo)

Taxanihii 2aad oo ay warbaahinta Daljir ka diyaarisay beeraha Doolow iyo wax-soosaarkooda (daawo)

Intiinii dhegaysataay Barnaamijyadii warbaahinta Daljir ee xalay iyo maanta waxaa idinku soo gudbinnay warbixin ka hadlaysa beeraha Doolow Soomaaliya ee gobolka Gedo ee Jubaland, taasoo ku saabsanayd tirada beeraha Doolow iyo waxay tabcadaan.

Warbixintaan oo ah middii labaad waxaan uga hadlaynaa asbaabta gun-dhigga u ah in beeraleeyda Doolow Soomaaliya aysan beeran qaybo badan oo ka mid ah qudaarta iyo cunnooyinka, haddii ay beertaanna ay aad u yaryihiin.

Cabdifataax Cumar Geeddi ayaa taxanahaasi warbixineed diyaarshay, waana tan warbixintii labaad.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com