Taxanaha 6aad ee kobcinta waxbarashada Gabdhaha: Waxbar gabadhaada oo ciribtir faqriga (dhegayso)

Taxanaha 6aad ee kobcinta waxbarashada Gabdhaha: Waxbar gabadhaada oo ciribtir faqriga (dhegayso)

Hadafka mashruuca ayaa ah in kor loo qaado aqoonta gabdhaha iyadoo la yaraynaayo caqabadahaha kaga yimaada degaanka, dhaqaalaha, iyo caqabadaha kale ee la xariirta tacliintooda sidoo kale in laga dhiso oo loo diyaariyo nolosha mustaqbalka iyo kala gudubka waxbarashada ee heerarka kala duwan ee Primary iyo Secondary.

Mashruucan wuxuu diiradda saaraya waxaa ka mid ah la shaqaynta qaybaha kala duwan ee mujtamaca ee kala ah macallimiinta, naadiga wiilasha iyo gabdhaha ee iskuulada, guddida waalidiinta ee iskuulada, culimo aw-diinka, madax-dhaqameedyada, dhallinyarta iskuulada dhamaystay amaba boggay, bulshada rayidka, Xafiiska Difaaca Xuquuqda Aadanaha, ganacsatada iyo qaybaha kala duwan ee dowladda.

Hoos kaga bogo barnaamijka maanta ee Waxbar Gabdhaha oo Ciribtir Faqriga.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NUURKANEDERLAND 5 years ago

    NUURKA.
    POLITICAL ANALYST.
    Khabiir Ku taqasusay Arimaha Argagaxisada.
    ————————-.
    FIIRO GAARA:-
    SOMALIYA MA AHA SACUDIGA OO KALE.
    GABADHA SOMALIGA AHI WAXAY XOR U TAHAY WAXBARASHADEEDA & INAY GUUR KA DOOR BIDO.MA JIRTO SOMALIYA MEEL WIILASHA & GABDHAHA DHAQAN AHAAN LOO KALA XIGSIIYO SIIBA WIILKA.OK,
    SHEEKOOYINKA HAY’ADDA KUSHEEGTA SOMALIYA JOOGA BAA KU QARAABTA SHEEKOOYINKAAS,GABAR AQOONTEED KOR LOO QAADAYAANA MA JIRTEE WAA IN SI SIYAR LOOGU KARBAASHAA DHAQANKEEDA & DIINTEEDA,UJEEDKU WA INTAAS,
    LONDON SIDA LOOGA FEKERO LOOGAMA FEKERO MUQDISHO(KALA DHAQAN).
    ANAGAA GABDHAHAYAGA KA JECEL CID KASTA!!!XAQIIQDU WAA TAAS.
    TUSAALE:-
    WAR GABADHA TAHRIIBAYSA EE LACAGTA LAGU SIINAYO TAHRIIB MA FAQUUQ BULSHO BAY QABTAA!?MAYA MA QABTO EE HADAAD MAQASHO AQOONTA DUMARKAA KOR LOO QAADAYAA HAY’AD LEH WAXAA KU NABAN (GENDER-ka)WAA MAXAY GENDERKU?
    GENDERKU WAXAA KUHOOS JIRA AFARTAAN:
    LGBT
    L=LISBIAN(DUMAR DUMAR FUULA)
    G=GUY(KHANIIS)
    B=BYSEXUWEL LABADA DHINABA ISTICMALA
    T=TRANSGENDER(ASALKIISII LABEDELAY.
    OK.XAQIIQDU WAA TAAS,
    RAGA SOMALIYEDNA HADAANU NAHAYNA MA NIHIN KUWO DUMARKOODA DULMIYA LKN QIIMO DHACA BAAN U DIIDNAA & IN GABADHU GABADH KALE WAX KA DOONTO.
    ILBAXNIMADUNA SIDAAS MA AHA GBTL KUWII KEENAY BAA KU JABAY OO HADEER KHAATI BILAAH KA TAAGAN..
    HA ILAAWIN:-
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    IS NOT MUSLIMS.I AAMIN ANIGA=BELEIVE ME.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com